HomeWararGantaal cusub oo ay Waqooyiga Kuurya tijaabisay oo guul-daraystay.

Gantaal cusub oo ay Waqooyiga Kuurya tijaabisay oo guul-daraystay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida laga soo xigtay Saraakiisha Maraykanka iyo kuwa Koonfurta Kuurya waxay sheegeen inay Milliteriga Waqooyiga Kuurya maanta tijaabiyeen Gantaal cusub, kaasi oo muuqda inaan lagu guuleysanin, Hadal ka soo baxay Wasaaradda difaaca ee Waqooyiga Kuurya ayaa lagu sheegay in Milliteriga Waqooyiga Kuurya hal gantaal ku tijaabiyeen meel ku dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Degmadda dekedda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida laga soo xigtay Saraakiisha Maraykanka iyo kuwa Koonfurta Kuurya waxay sheegeen inay Milliteriga Waqooyiga Kuurya maanta tijaabiyeen Gantaal cusub, kaasi oo muuqda inaan lagu guuleysanin,

Hadal ka soo baxay Wasaaradda difaaca ee Waqooyiga Kuurya ayaa lagu sheegay in Milliteriga Waqooyiga Kuurya hal gantaal ku tijaabiyeen meel ku dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Degmadda dekedda leh ee Wonson, iyadoo Tijaabadaasi la rumeysan yahay in aan laga gaarin Hadafkii loo tijaabiyey.

- Advertisement -

Hadalkaasi ayaa yimid, kadib, markii ay Wakaalladda Wararka Japan ee Kyodp News Swevice sheegtay inay Waqooyiga Kuurya maanta tijaabiyeen dhowr gantaal oo dhamaantooda wada fashilmay.

Tijaabadaasi ayaa ku soo beegantay iyadoo ay Milliteriga Waqooyiga Kuurya bilowgii bishan tijaabeen 4 Gantaal nooca Balaastikadda, kuwaasi oo 3 ka mid ah ku habsadeen meel ku dhow xuduud-baddeedka Japan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts