HomeWararFalastiini lagu dilay duqeyn ay Yuhuudda geysteen

Falastiini lagu dilay duqeyn ay Yuhuudda geysteen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee magaalladda Qasa, Ashraf Al-qodra ayaa sheegay inay Taangiyadda Yuhuudda saakayto duqeeyeen Deegaanka Nahdha ee Bariga magaalladda Rafax, iyadoo duqeyntaasi lagu dilay Nin Falastiini ah oo la oran jirey Yuusuf Abu Azra, laguna dhaawacay 2 kale. Afhayeenka waxa uu tilmaamay in Madaafiicdaasi lala eegtay isku-soo-bax ay Dhallinyaro Falastiiniyiin ka sameeyeen Deegaanka Nahdha. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee magaalladda Qasa, Ashraf Al-qodra ayaa sheegay inay Taangiyadda Yuhuudda saakayto duqeeyeen Deegaanka Nahdha ee Bariga magaalladda Rafax, iyadoo duqeyntaasi lagu dilay Nin Falastiini ah oo la oran jirey Yuusuf Abu Azra, laguna dhaawacay 2 kale.

Afhayeenka waxa uu tilmaamay in Madaafiicdaasi lala eegtay isku-soo-bax ay Dhallinyaro Falastiiniyiin ka sameeyeen Deegaanka Nahdha.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Milliteriga Yuhuudda ayaa sheegay inay Ciiddanka toogteen 3 nin oo aad ugu soo dhawaaday Xayndaabka Ammaanka, wuxuuna ka gaabsaday inuu bixiyo faahfaahino kale.

Dhinaca kale, ku-dhawaad 2,200 qof oo Falastiiniyiin ah ayey Askarta Yuhuudda ku dileen dagaalo iyo hawlgalo ka dhacay dhulalka la-haysto ee Falastiin, iyadoo in ka badan 11,000 lagu dhaawacay dagaalladaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts