HomeWararBoqolaal Qaxooti Soomaali oo ka soo laabtay Xeradda Dhadhaab.

Boqolaal Qaxooti Soomaali oo ka soo laabtay Xeradda Dhadhaab.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Koox ka kooban 850 Qaxooti Somali ah ayaa isbuucan iskoo da kaga soo ambabaxay Xeradda Dhadhaab, kuna soo laabtay dalka hooyo. Madaxa Hay’adda UNHCR ugu qaabilsan Hawlgalladda Xerada Dhadhaab, Collins Guedje ayaa sheegay in ku-dhawaad 7,000 oo Qaxooti Somali dib loo soo celiyey tan iyo bilowgii sannadkan 2017-ka. Mashruuca ayaa waxa uu qorshuhu yahay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox ka kooban 850 Qaxooti Somali ah ayaa isbuucan iskoo da kaga soo ambabaxay Xeradda Dhadhaab, kuna soo laabtay dalka hooyo.

Madaxa Hay’adda UNHCR ugu qaabilsan Hawlgalladda Xerada Dhadhaab, Collins Guedje ayaa sheegay in ku-dhawaad 7,000 oo Qaxooti Somali dib loo soo celiyey tan iyo bilowgii sannadkan 2017-ka.

- Advertisement -

Mashruuca ayaa waxa uu qorshuhu yahay in ku-dhawaad 79,000 oo Qaxooti dib ugu soo laabtaan Somalia marka la gaaro dabayaaqadda sannadkan.
Daad-guraynta Qaxootiga iskooda u soo laabanayo ayaa si KMG loo hakiyey sannaadkii hore, kadib, markii ay  qeybo ka mid ah Somalia ka da’een roobab culus, taasi oo sababtay inay Gaadiidka dhibaato kala kulmaan dhulka dhiiqada badan.

Dhinaca kale, Hay’adda UNHCR ayaa la sheegay inay soo wajahday Kharaj yari ka dhalatay Qaxootiga faraha badan oo ka soo cararayo dagaalladda Iraq iyo Syria, iyadoo Deeq-bixiyaasha lacagaha u weeciyeen Qaxootigaasi.

Qaar ka mid ah Ururadda ka shaqeeya Hawlaha Qaxootiga ayaa lagu khasbay inay yareeyaan shaqada ay ka hayeen Xeryaha Kenyasababo la xiriira caqabadaha cusub ee dhinaca Maaliyadda

- Advertisement -

Tani waxay horseeday in la xiro Xeradda mar ugu yarad Qaxootiga ee Kambiyos ee W/bari Kenya, kadib, markii Qaxootiga aan Soomaalida ahayn loo wareejiyey Xero cusub oo laga dhex furay Xeradda Kakuma oo lagu magacaabo Kalobeyey.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts