HomeWararDEG-DEG Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

DEG-DEG Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa goor dhow ku qarxay inta u dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho. Wara kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa nuuca uu ahaa iyada oo wararka qaar ay sheegayaan in loo adeegsaday gaari Gaasiya in kasta oo ila iyo haatan aan heyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa goor dhow ku qarxay inta u dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho.

Wara kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa nuuca uu ahaa iyada oo wararka qaar ay sheegayaan in loo adeegsaday gaari Gaasiya in kasta oo ila iyo haatan aan heyn xaqiiqada.

- Advertisement -

goobta uu ka dhacay waxa ay aheyd Barkoontorool oo ciidamadu ay ku joojiyaan gaadiidka laguna baaro sidoo kale waxaa la sheegayaa in uu jiro khsaare dhimashao iyo mid dhaawac.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts