HomeWararDabley iska soo dhigtay Dhakhaatiir oo weeraray Isbitaalka Dhexe ee Milliteriga dalka...

Dabley iska soo dhigtay Dhakhaatiir oo weeraray Isbitaalka Dhexe ee Milliteriga dalka Afganistan.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiil iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Dableydaasi iska caabin xooggan kala kulmeen Ilaaladda Ammaanka ee ku sugnaa Dhismaha Isbitaalka Sardar Maxamed Da’uud Khaan oo aad ugu dhaw Safaaradda Maraykanka ku leedahay magaalladda Kaabul. Sarkaal dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in 3 ilaa 5 dabley oo aad u hubeysan fuliyeen weerarkaasi, iyagoo xoog ku galay Dabaqyadda Sare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Dableydaasi iska caabin xooggan kala kulmeen Ilaaladda Ammaanka ee ku sugnaa Dhismaha Isbitaalka Sardar Maxamed Da’uud Khaan oo aad ugu dhaw Safaaradda Maraykanka ku leedahay magaalladda Kaabul.

Sarkaal dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in 3 ilaa 5 dabley oo aad u hubeysan fuliyeen weerarkaasi, iyagoo xoog ku galay Dabaqyadda Sare ee Isbitaalkaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Gaani oo ka hadlayey Munaasabadda Maalinta Haweenka ee 8-da Maarso ayaa sheegay inuu weerar Argagixiso ku socdo Isbitaalka Milliteriga.

 

- Advertisement -

Ugu yaraan 2 qarax ayaa laga maqlay Gudaha Isbitaalka oo  inta badan lagu daaweeyo Askarta lagu soo dhaawaco Dagaalka ay kula jiraan Dagaalamayaasha Daalibaan.

Mid ka mid ah Dhakhaatiirta oo lagu magacaabo C/qaadir ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS inuu arkay Nin dabley  oo ku labisan Jaakadda Dhakhaatiirta, kaasi oo toogasho ku dilay ugu yaraan hal qof oo Bukaan ah iyo mid ka mid ah Shaqaalaha Isbitaalka.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts