HomeWarar{Dhageyso}:- Maamulka degaanka Bacaadweyn oo eedeyn u jediyay gudiga abaaraha Galmudug.

{Dhageyso}:- Maamulka degaanka Bacaadweyn oo eedeyn u jediyay gudiga abaaraha Galmudug.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Degaanka Bacaadweyn ee gobalka Mudug oo la hadlay idaacada Dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixyaya deeq gargaara oo logu talagalay dadka ay abaaruhu saameyeen ee ku nool gobalka Mudug. Axmed Daahir Macalin  C/llahi ayaa ku eedeyay gudiga abaaraha Galmudug in si cadaalada aaneey u qeybin gargaar bini’aadinimoo oo lagaarsiin lahaa dadka ku nool […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Degaanka Bacaadweyn ee gobalka Mudug oo la hadlay idaacada Dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixyaya deeq gargaara oo logu talagalay dadka ay abaaruhu saameyeen ee ku nool gobalka Mudug.

Axmed Daahir Macalin  C/llahi ayaa ku eedeyay gudiga abaaraha Galmudug in si cadaalada aaneey u qeybin gargaar bini’aadinimoo oo lagaarsiin lahaa dadka ku nool degaanka Camaara Bacaadweyn iyo kuwa kale oo laga badsaday sida uu halaka u dhigay.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu ka hadlay ciidamadii huwanta ahaa ee maalmihii la soo dhaafay ku sugna Bacaadweyn oo uu sheegay in ay Argagax ku abuureen Dadka,waxa hadafa oo ay usoobaxeena uusan jirin sida uu hadalkiisa u dhigay.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts