HomeWarar(DHAGEEYSO):-Barakac ka bilowday degamda Xarardheere ee gobolka Mudug.

(DHAGEEYSO):-Barakac ka bilowday degamda Xarardheere ee gobolka Mudug.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya degmada xarardheerer ee gobolka mudug waxaa ay sheegayaan in dadku ay bilaabeen inay barakacaan kadib markii ay ku dhaawaadeen ciiddamada huwanta oo wada howlga ka dhan ah Al-shabab. Dadka kunool xarar dheere ayaa muujinaya cabsi ah dagaal ka dhaca degmadaasi xili ciidamada dowaladda iyo kuwa galmudud ay kusii dhawaanayaan Xarardheere. Wariyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada xarardheerer ee gobolka mudug waxaa ay sheegayaan in dadku ay bilaabeen inay barakacaan kadib markii ay ku dhaawaadeen ciiddamada huwanta oo wada howlga ka dhan ah Al-shabab.

Dadka kunool xarar dheere ayaa muujinaya cabsi ah dagaal ka dhaca degmadaasi xili ciidamada dowaladda iyo kuwa galmudud ay kusii dhawaanayaan Xarardheere.

- Advertisement -

Wariyaha Dalsan ee Galakcyo Maxamed Cabdullaahi Baxnaaniye ayaa soo sheegaya in barakac xoogan uu ka bilawaday degmada xarardheere waxaana dadku ka foganayaan waxyeela kasoo gaarta dagal dhaxmara  Al-shabaab iyo ciddamada Dowlada.

Degmada xarardheere ee gobolka mudug waxaa Sagaal-kii sano ee ugu danbeeyey gacanta ku hayey Al-shabaab waana magaalo ay ku xooganyihiin shabaab iyadoo ciiddamada dowladda, kuwagalmudug oo ay taageerayaan ciiddamo cadaan iyo diyaarado dagaal ay doonayaan inay shabaab ka saaraan degmadaas.

Halkaan Hoose ka Dhageeyso Wareysi Wariyaha Dalsan Galkacyo.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts