HomeWararCaruur walaala ah oo ku dhintay Hoobiyayaal ku dhacay degmada Warta Nabada.

Caruur walaala ah oo ku dhintay Hoobiyayaal ku dhacay degmada Warta Nabada.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aynu ka heleyno degmada Warta Nabada gaar ahaan xaafada 15 May ee degmadaas ayaa ku waramaya in maanta hoobiyayaal ku dhacay ay ku dhinteen laba caruur ah oo wada dhashay kuna sugnaa guri ku yiilay xaafada 15 May oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya. Tiro madaafiic ah ayaa ku dhacay degmada Warta Nabada waxaana ay sababeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aynu ka heleyno degmada Warta Nabada gaar ahaan xaafada 15 May ee degmadaas ayaa ku waramaya in maanta hoobiyayaal ku dhacay ay ku dhinteen laba caruur ah oo wada dhashay kuna sugnaa guri ku yiilay xaafada 15 May oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Tiro madaafiic ah ayaa ku dhacay degmada Warta Nabada waxaana ay sababeen dhimashada caruurtaas iyadoo labada waalid ee dhashay caruurta ay ku dhaawacmeen hoobiye ku dhacay gurigooda xili inta badan qoysku ay ku sugnaayeen Guriga.

- Advertisement -

Ilaa shan hoobiye aya al sheegay inay ku dhaceen agagaarka madaxtooyada soomaaliya waxaana ay dhaceen waxya kadib markii ay soo idlaatay munaasabada xilwareejinta ee madaxweynihii hore Xassan Sheikh iyo madaxweynaha cusb Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo si rasmi ah xilkaasi maanta ula wareegay kadib markii uu ku guuleesta doorashada Madaxweynaha.

 

 

- Advertisement -

 

 

.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts