HomeWararCabduqaadir Gaafow Oo Mar kale Kusoo Baxay Doorashada Kursigii Dib Loogu Celiyay.

Cabduqaadir Gaafow Oo Mar kale Kusoo Baxay Doorashada Kursigii Dib Loogu Celiyay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Doorashada Kursigaan ayaa ka dhacday Maanta  Magaalada Muqdisho Gaar Ahaan xarunta School Policeyo waxana markale ku guuleestay c/qaadir Gaafoow Maxamuud oo la Dhashay Taliyaha NISA Cabdulaahi Gaafow Maxamuud. Waxaa uu kusoo baxay Codad Gaaraya 50 Cod oo uu Kaga Guuleestay Musharaxii Latartamayey ee Zakairye Maxamuud. Kursigaan ayaa kamid ahaa Kuraastii Hore Loolaalay Islamarkaana Guddiga Doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada Kursigaan ayaa ka dhacday Maanta  Magaalada Muqdisho Gaar Ahaan xarunta School Policeyo waxana markale ku guuleestay c/qaadir Gaafoow Maxamuud oo la Dhashay Taliyaha NISA Cabdulaahi Gaafow Maxamuud.

Waxaa uu kusoo baxay Codad Gaaraya 50 Cod oo uu Kaga Guuleestay Musharaxii Latartamayey ee Zakairye Maxamuud.

- Advertisement -

Kursigaan ayaa kamid ahaa Kuraastii Hore Loolaalay Islamarkaana Guddiga Doorashada Heer Qaran uu ka Dhawajiyey in Dib Loogu Laabanayo Kadib Marki Tabasho ay katimid sida ay udhacday Dooraashada Kuraastaasi.

Waxaana Doorashada Kursigaan Beesha Murusade/Habarceyno ay ka dhigan tahay inuu Markale kusoo baxay C/qaadir  Gaafow oo Kursigaasi Hore LooguDoortay  Magaalada Cadaado Ee Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts