HomeWararXubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Shir Degdeg ah ka yeelanaya Gantaal...

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Shir Degdeg ah ka yeelanaya Gantaal ay Iiraan tijaabisay.

Date:

Related stories

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka nukliyeerka?

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka Nukliyeerka? Maqaalkan waxaan ku lafagurnay xaqiiqada ka dambaysa sheegashooyinka baraha bulshada,

Somali Forces Crush Al-Shabaab, 33 Militants Killed in Major Raid

Somalia's intelligence agency has delivered a major blow to Al-Shabaab, killing over 33 militants in a series of coordinated operations in the Middle Shabelle region, dismantling key hideouts and logistical networks.

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Dowladda Maraykanka ayaa codsatay Kulankaasi, kadib, markii ay Milliteriga Iiraan tijaabiyeen Gantaal Balaastik oo ridada dhexe ah.

Tallaabadda ay Dowladda Maraykanka ay Kiiskaasi ugu gudbisay Golaha Ammaanka ee QM waxaa gadaal ka riixayo Ra’isul-wasaaraha Yuhuudda, Benjamiin Netenyaahu oo walaac xooggan ka muujyey Tijaabadda Iiraan.

Waxa uu sheegay inuu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump kala hadli doono arrinkaasi, marka ay bisha soo socota ee February 14-da kulan ku yeeshaan Aqalka Cad ee magaalladda Washington.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories