HomeWararXildhibaan Faarax Sh. C/qaadir: “Waan cafiyey dadkii ii geystay xadgudubka…”

Xildhibaan Faarax Sh. C/qaadir: “Waan cafiyey dadkii ii geystay xadgudubka…”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiiirkii hore ee Caddaalada ee Xukuumadda Federalka, Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo haatan ka tirsan Barlamaanka Federalka ayaa shaaciyey inuu ku faraxsan yahay inuu Farxadda Munaasabadda Ciidul Adxa darteeda inuu cafiyo dhamaan inta isaga u geysatay Xadgudubka, wuxuuna u rajeeyey inay si Farxad leh ku Ciidaan. Xildhibaan Faarax oo Qoraal soo dhigay Barta uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiirkii hore ee Caddaalada ee Xukuumadda Federalka, Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo haatan ka tirsan Barlamaanka Federalka ayaa shaaciyey inuu ku faraxsan yahay inuu Farxadda Munaasabadda Ciidul Adxa darteeda inuu cafiyo dhamaan inta isaga u geysatay Xadgudubka, wuxuuna u rajeeyey inay si Farxad leh ku Ciidaan.

Xildhibaan Faarax oo Qoraal soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayuu waxa uu ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed inay is wada cafiyaan Munaasabadda maalinta Carafo oo astaan u ah in Cafis Ilaahay la weydiisto.

- Advertisement -

farah-sh-abdulkadirQoraalka uu Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir soo dhigay Bartiisa Facebook, waxa uu u qornaa sidatan:

Ciid Mubaarak, kullu-caam wa-antum  bikhayr, Ilaahay sanadka sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo barwaaqo iyo nabad”. Waxan salaanta ciidal Adxa ku salaamayaa dadyawga islaamka guud ahaan iyo gaar ahaan shacabka Somaliyeed, waxaan leeyahay ku ciida farxad adinka iyo dhammaan eheladiinna.
Munaasabadda maalinta Carrafo iyo ciidda barakaysan waxay astaan u tahay in Cafis Ilaahay la weydiisto. Si aan cafiska ilaahay ugu guulaysanno waxaan ugu baaqayaa shacabka soomaaliyeed in ay is cafiyaan, waxaan ku faraxsanahay in aan cafiyay dhamaan inta xadgudub ii gaysata. Farxad ku ciida.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts