HomeWararShirkadda Shidaal ka baarayso Xeebaha Somalia oo lagu waayey inay xiriir la...

Shirkadda Shidaal ka baarayso Xeebaha Somalia oo lagu waayey inay xiriir la leeyihiin Xarakadda Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddi ka tirsan QM ayaa soo saartay qoraal lagu sheegay inaysan Shirkadda Soma Oil and Gas ee uu Madaxda ka yahay Xoghayihii hore ee Arrimaha Gudaha ee dalka Britain, Michael Howard  wax xiriir ah lala lahayn Alshabaab iyo Kooxaha kale ee ku sugan gudaha Somalia. Agaasimaha Shirkadda Soma Oil and Gas ugu qaabilsan Qaaradda Afrika, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddi ka tirsan QM ayaa soo saartay qoraal lagu sheegay inaysan Shirkadda Soma Oil and Gas ee uu Madaxda ka yahay Xoghayihii hore ee Arrimaha Gudaha ee dalka Britain, Michael Howard  wax xiriir ah lala lahayn Alshabaab iyo Kooxaha kale ee ku sugan gudaha Somalia.

Agaasimaha Shirkadda Soma Oil and Gas ugu qaabilsan Qaaradda Afrika, Xasan Kheyre oo ah Muwaadin Somali haysta Dhalashadda Norway ayaa ahaa Ninka ay sida gaarka ah baaritaanadda ugu hayeen Dowladaha Britain, Norway iyo Kooxda QM ugu qaabilsan Kormeerka Cunaqabataynta Hubka ee saaran dalalka Somalia iyo Eritrea (The UN Somalia and Eritrea Monitoring Group).

- Advertisement -

SOMA OIL AND GASBaaritaanadda ayaa bilowday bishii Maarso ee la soo dhaafay, kadib, markii ay Kooxda QM sheegeen inuu tuhun ka jiro inuu Agaasimaha Soma Oil and Gas ee Qaraadda Afrika, Xasan Kheyre xiriir la leeyahay Xarakadda Alshabaab.

Wargeyska BuzzFeed News ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa qoray inay arkeen Qoraalka Guddiga QM ay u direen Golaha Ammaanka ee QM oo lagu xaqiijiyey inay Shirkadda Soma Oil and Gas nadiif ka yihiin Eedeymihii lagu soo oogay.

Qoraal ay Kooxda Baarayaasha QM ee Somalia iyo Eritrea ayaa lagu muujiyey inuu dhamaaday baaritaankii tuhunka ee lagu qabay inuu  Agaasimaha shirkaddaasi ugu qaabilsan Qaaradda Africa, Xasan Kheyre  gacan-saar la leeyihiin Alshabaab.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeenka QM ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo Hawsha socota ee Guddiga Baaritaanka Shirkaddaa Soma Oil and Gas.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts