HomeWararIs-afgaranwaa’ soo kala dhex galay Ciyaartoyda K/Cagta ee Sh/dhexe iyo Hiiraan iyo...

Is-afgaranwaa’ soo kala dhex galay Ciyaartoyda K/Cagta ee Sh/dhexe iyo Hiiraan iyo Maamulka Sport-ga Gobalka Banaadir.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciyaartoyda K/cagta ee ku ciyaaraysa magaca Maamul-gobaleedka Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa sheegay in laga soo saaray Hoteelkii uu Maamulka Gobalka Banaadir dejiyey, isla markaana loo diiday inay ka cunteeyaan. Guddoomiyihii hore ee Sport[ga ee Gobalka Sh/dhexe, Abshir Buush oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in Ciyaartoyda loo diiday inay ka cunteeyaan Hotelka Mogadishu Guest […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciyaartoyda K/cagta ee ku ciyaaraysa magaca Maamul-gobaleedka Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa sheegay in laga soo saaray Hoteelkii uu Maamulka Gobalka Banaadir dejiyey, isla markaana loo diiday inay ka cunteeyaan.

Guddoomiyihii hore ee Sport[ga ee Gobalka Sh/dhexe, Abshir Buush oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in Ciyaartoyda loo diiday inay ka cunteeyaan Hotelka Mogadishu Guest House ee kaabiga ku haya Xeebta Liido, isla matkaana

- Advertisement -

Waxa kale oo uu xusay inay Ciyaartoyda haatan dulsaar ku yihiin dad kale oo ku nool Xaafadaha Muqdisho, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Ciyaartoyda khatar ugu jiraan inay Hay’addaha Ammaanka ka shakiyaan, maadaama ay ku cusub yihiin Muqdisho.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Sport-ga Gobalka Banaadir, Xasan Aadan Yabarow “Wiish” ayaa beeniyey Cabashadda ka soo yeertay Ciyaartoyda K/cagta ee ku ciyaaraysa

Xasan Wiish oo la hadlay Radio Dalsan waxa uu sheegay in uu caqabadu ka dhalatay, kadib, markii tiro ka badan Tiradii loo cayimay Ciyaartoydaas bilaabeen inay ka cunteeyaan iyo inay seexdaan Hotelka Mogadishu Guest House .

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Maamulka Sportga Gobalka Banaadir dhigeen Qorshe lagu cayimay tirada Ciyaartoyda Maamul-gobaleedyadda ee ka qeyb galayo Tartanka K/cgta ee Maamul-gobaleedyadda oo maalmahan ka socday Garoonka Conis Stadium ee magaalladdan Muqdisho.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts