HomeWararMadaxweyne Erdogan oo u ilmeeyey maydad la aasayey.

Madaxweyne Erdogan oo u ilmeeyey maydad la aasayey.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa ilintu ka qubatay, isla markaana soo gaabiyey hadal uu ka jeedinayey Aaska dad ku geeriyooday Afgembigii Fashilmay ee habeenkii Jimcihii la soo dhafaay ka dhacay dalkaasi. Erdogan Markii uu ilmeeyey, waxay Gacan-yaraayshiisa ku khasbeen   inuu joojiyo hadalkiisa, oo dadkii ka qeyb galeyy Aaska la wada ilmeeyeen. Dadkii la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa ilintu ka qubatay, isla markaana soo gaabiyey hadal uu ka jeedinayey Aaska dad ku geeriyooday Afgembigii Fashilmay ee habeenkii Jimcihii la soo dhafaay ka dhacay dalkaasi.

Erdogan Markii uu ilmeeyey, waxay Gacan-yaraayshiisa ku khasbeen   inuu joojiyo hadalkiisa, oo dadkii ka qeyb galeyy Aaska la wada ilmeeyeen.

- Advertisement -

Dadkii la aasayey waxaa ku jiray Ganacsato jaal dhow la ah Madaxweyne Erdogan.

Madaxweynaha waxa uu ku eedeyey Taageerayaasha Fatxullaahi Gulen oo ka dambeeyey Afgembigii Fashilmay.

Waxa uu Kooxda Gulen sheegay inay yihiin Fayris waxyeelo u geystay Ciiddanka Turkiga, loona baahan yahay in laga nadiiffiyo dhamaan Hay’addaha Dowladda.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan waxa kale oo uu sheegay inay ka baaraan-degayaan sidii Ciqaab Adag loo qaadi doonaa Kooxihii ka dambeysay Afgembiga Fashilmay.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Barlamaanka hor geyn doono in la soo celiyo Xukunka Dilka oo Turkiga laga mamnuucay xukunkaasi sannadkii 1984-kii.

E TACSI ERDOGAN1

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts