HomeWararShir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika oo maalintiisii labaad ka socda Caasimadda...

Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika oo maalintiisii labaad ka socda Caasimadda dalka Ruwnda ee Kigali

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shir Madaxeedkan oo maalintiisa Labaad ka socda magaalladda Kigali waxay Madaxda Afrika ku lafa gurayaan Ajendayaal muhiim ah oo  ay ugu waa weyn yihiin: Isla meel dhigista miisaaniyadda Midowga Afrika oo la doonayo in qaaradda isaga filnaato, doorashada hoggaanka cusub ee Guddiga Sare ee Midowga Afrika, xasaradda ka aloosan Koonfuurta Suudaan iyo arrimo kale. Waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir Madaxeedkan oo maalintiisa Labaad ka socda magaalladda Kigali waxay Madaxda Afrika ku lafa gurayaan Ajendayaal muhiim ah oo  ay ugu waa weyn yihiin: Isla meel dhigista miisaaniyadda Midowga Afrika oo la doonayo in qaaradda isaga filnaato, doorashada hoggaanka cusub ee Guddiga Sare ee Midowga Afrika, xasaradda ka aloosan Koonfuurta Suudaan iyo arrimo kale.

Waxaa sidoo kale shirkan lagu soo bandhigay laguna daah-furay baasaboorka cusub ee qaaradda Afrika ka dhexeyn doona, oo la filayo inuu fududeyn doono isku socodka dadyowga ku dhaqan qaaradda.

- Advertisement -

Waxaa hal-ku-dhegga sannadkan ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika uu yahay Dhowrista Xuquuqda aadanaha qaaradda, iyo weliba Xuquuqda Haweenka.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika oo sannadkan lagu qabtay magaalada Kigali ee dalka Jamhuuriyadda Rwanda.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts