HomeCaalamkaWeerar lagu hoobtay oo ka dhacay Gobolka Deyr-Al-zuur

Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay Gobolka Deyr-Al-zuur

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Weerar ka dhacay gobolka Deyr-Al-zuur ee dalka Suuriya ayaa la sheegay in lagu dilay ugu yaraan 28 qof. Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa baahiyey weerarka ka dhacay gobolka Deyr Al-zuur oo ku yaalla bariga Suuriya in lala beegsaday basas ay ciidamo saarnaayeen, dadka ku dhintayna ay ciidan u badan yihiin inkastoo ay dad shacab ahna ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerar ka dhacay gobolka Deyr-Al-zuur ee dalka Suuriya ayaa la sheegay in lagu dilay ugu yaraan 28 qof.

Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa baahiyey weerarka ka dhacay gobolka Deyr Al-zuur oo ku yaalla bariga Suuriya in lala beegsaday basas ay ciidamo saarnaayeen, dadka ku dhintayna ay ciidan u badan yihiin inkastoo ay dad shacab ahna ku jiraan.

- Advertisement -

Balse ilo wareedyo madax bannaan ay sheegaya in dadka weerarka lagu dilay kulligood yihiin askarta dowladda Suuriya.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid weerarkaasi sheegatay.

Kooxda la socota arrimaha xuquuqda aadanaha dalka Suuriya uu fadhigeedu yahay dalka Britain waxay sheegtay in tirada dhimashada ay gaareyso 37 asakri weerarkana ay geysteen Ururka isku magacaabay dowladda islaamka ee IS.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts