HomeCaalamkaIran oo magdhaw siineysa dad ku dhintay diyaarad ay soo ridday

Iran oo magdhaw siineysa dad ku dhintay diyaarad ay soo ridday

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Iran ayaa la sheegay qoysaski ay 176-kii qof ee ku dhimatay diyaaraddi rakaabka ee ay ciidamadeeda soo rideen qofkiiba iney siiso magdhaw gaaraya $150,000 oo doolar.

Ukraine ayaa ku baaqday inuu dhaco wadahadal ku aaddan magdhawga dhibbanayaasha la siinaya iyo xubnihi weerarkaasi ka dambeeyey sidi caddaaladda loo marin lahaa.

- Advertisement -

Diyaarad rakaab ah uu nooceedu ahaa Boing 737-800 oo ay lahayd shirkadda diyaaradaha caalamiga ee Ukraine ayaa laba gantaal lagu dhuftay waxyar un kaddib marki ay ka soo duushay magaalada Tehran.

Iran oo marki hore diidday iney qirato mas’uuliyadda diyaaradda gantaalka lagu dhuftay, ayaa ugu dambeynti oggolaatay waxayna sheegtay diyaaradda rakaabka ee ay lahayd shirkadda diyaaradaha caalamiga ee Ukraine ‘si aan ula kac ahayn’ in loo soo riday.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories