HomeWararBaarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021

Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta oo kulankii 12-aad ee kal-fadhiga 1-aad ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo uu shir Guddoomiyey Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan. Ajendaha kulankaan ayaa ahaa ansixinta Miisaaniyadda Maamulka Hirshabeelle ee sanadka soo socda ee 2021, taasi oo dhawaan ay Cod gacan taag ah ku ansixiyay Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta oo kulankii 12-aad ee kal-fadhiga 1-aad ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo uu shir Guddoomiyey Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan.

Ajendaha kulankaan ayaa ahaa ansixinta Miisaaniyadda Maamulka Hirshabeelle ee sanadka soo socda ee 2021, taasi oo dhawaan ay Cod gacan taag ah ku ansixiyay Golaha Wasiirada, kadibna loo gubiyay Golaha.

- Advertisement -

Ugu horeyn Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Xildhibaan Yusuf Mocalin Xasan Jeele ayaa Xildhibaanada kahor akhriyey Miisaaniyada dowlad Goboledka Hirshabelle ee Sanadka 2021 , waxaana Golaha loo akhriyay Warqada soo gudbinta Miisaaniyadda.

Ugu dambeyn Gudoomiyaha Baarlamanka  Hirshabeelle ayaa Xildhibaanada ka codsaday inay go’aan ka gaaran Miisaaniyada, Maadama sanadka 2020 uu gabo gabo yahay loona baahan yahay in Miisaaniyada Sanadka 2021 la ansixiyo.

Baarlamanka Hirshabelle ayaa Cod gacan taag ku ansixiyey Miisaaniyada 2021, waxaana ogaaday 71, waxaan 2 Xildhibaan, halka 1 Xildhibaan uu ka aamusay, sida uu shaaciyay natiijada Codeynta Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Cabdixakiim Luqmaan Xaaji.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts