HomeWararDowladda iyo xubno ka tirsan M/Goboleedyada oo heshiis ku gaaray Muqdisho

Dowladda iyo xubno ka tirsan M/Goboleedyada oo heshiis ku gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirweyne Qaran oo u dhexeeyay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka dowlad Goboboleedyada dalka. Shirkaan oo socday muddo shan maalmood ah ayaa waxaa looga hadlay gunaanadka siyaasadda Qaran ee Maareynta khataraha Musiibooyinka iyo Istaraatiijiyada Gargaarka, waxaan sigaar ah diirada loogu saaray isku duwista […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirweyne Qaran oo u dhexeeyay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka dowlad Goboboleedyada dalka.

Shirkaan oo socday muddo shan maalmood ah ayaa waxaa looga hadlay gunaanadka siyaasadda Qaran ee Maareynta khataraha Musiibooyinka iyo Istaraatiijiyada Gargaarka, waxaan sigaar ah diirada loogu saaray isku duwista iyo Maareynka Musiibooyinka.

- Advertisement -

War-saxaafadeed kasoo baxay Shirka ayaa waxaa lagu sheegay in Wasiirka Gargaarka Dowladda iyo kuwa maamul Goboleedyada ay heshiis ku gaareen xoojinta wadashaqeynta ka dhexeeysa Wasaaraddaha ee Arrimaha Gargaarka  ee Bani’aadannimo.

Sidoo kale Wasiiradda ka qeyb galay Shirka ayaa dhammaan hay’addaha Caalamiga ah iyo gaarka ah ee ka shaqeya Arrimaha Gargaarka  Bani’aadannimo faray inay la socdaan howlaha Gargaarka ay dalka ka wadaan Dowladda, maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Ugu dambeyn Mas’uuliyiinta ka qeyb galay Shirka lagu qabtay Muqdisho ayaa isku raacay in la saameyo Madasha Qaran ee Maareynta khataraha Musiibooyinka Arrimaha Bani’aadannimo iyo Gurmadka Deg-deg ah.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray Shirweynaha Qaran.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts