HomeWararWafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Ankara

Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Ankara

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ayaa xalay gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka. Wasiir Cabdirisaaq Maxamed Nuur  iyo wafdigiisa ayaa waxaa Ankara kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Turkiga iyo diblomaasiyiin kamid ah Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Ujeedka Wasiirka Cadaalada Xukuumadda ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ayaa xalay gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka.

Wasiir Cabdirisaaq Maxamed Nuur  iyo wafdigiisa ayaa waxaa Ankara kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Turkiga iyo diblomaasiyiin kamid ah Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas.

- Advertisement -

Ujeedka Wasiirka Cadaalada Xukuumadda ee Turkiga ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulan ula qaadan lahaa dhiggiisa Turkiga ee Wasiirka Cadaaladda Abdulhamit Gül, kadib markii uu maqti qaad ka helay.

Wasiir Cabdirisaaq Maxamed Nuur iyo Abdulhamit Gül, ayaa sida uu qorshahu yahay kala wada hadli doona xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo ku aadan Cadaaladda, waxaana la filayaa in kulanaas uu Maanta dhaco.

Wafdiga Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud, Garoose Saalax Sheekh Ibraahim oo kamid ah Garsoorayaasha Maxkamadda dalka iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts