HomeWararXildhibaan  xil ku waayay dhaar uu gafay Awgeed

Xildhibaan  xil ku waayay dhaar uu gafay Awgeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Tanzania ayaa xil wasiirnimo ah waayay kaddib markii xilli la dhaarinaayay uu gafay dhaartii . Francis Ndulane,oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta ayaa isku dayay marar badan erayada ka hor inta aanan laga codsanin inuu kursigii ku laabto. Muuqaal munaasabadda laga duubay ayaa waxa lagu baahiyay barta twitter-ka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Tanzania ayaa xil wasiirnimo ah waayay kaddib markii xilli la dhaarinaayay uu gafay dhaartii .

Francis Ndulane,oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta ayaa isku dayay marar badan erayada ka hor inta aanan laga codsanin inuu kursigii ku laabto.

- Advertisement -

Muuqaal munaasabadda laga duubay ayaa waxa lagu baahiyay barta twitter-ka.

Madaxweynaha dalka Tanzania Mr Magufuli, ayaa sheegay inuu dhamaan wasiiradda dib u eegis ku sameeyay ka hor inta uusan magacaabin balse wuxuu ku daray in Mr Ndulane lagu badeli doono qof kale.

“Waxaan xilkan u magacaabi doona qof si wanaagsan dhaarta u qaadi kara.”Ayuu yiri madaxweynaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts