HomeWararRag ka tirsan Al-Shabaab oo la hor geeyay maxkamadda Ciidamada

Rag ka tirsan Al-Shabaab oo la hor geeyay maxkamadda Ciidamada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay Maxkamdeenta eedeysanayaal  la sheegay in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab, waxaana kuwaasi oo maanta lasoo taagay Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida. Labada eedeysane ayaa lagu kala magacaaba Cumar Aadan Maxamed iyo Cabdulle Axmed Muuddeey, waxaana lagu eedeyay in ay dilal kala duwan ka fuliyeen Madaalada Muqdisho, iyagoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay Maxkamdeenta eedeysanayaal  la sheegay in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab, waxaana kuwaasi oo maanta lasoo taagay Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida.

Labada eedeysane ayaa lagu kala magacaaba Cumar Aadan Maxamed iyo Cabdulle Axmed Muuddeey, waxaana lagu eedeyay in ay dilal kala duwan ka fuliyeen Madaalada Muqdisho, iyagoo lagu soo eedeeyay  in degmooyinka Dharkenley iyo Wadajir ay ku kala dileen Cabdullaahi Maxamed Hilowle iyo Cali Cabdulle Maxamuud.

- Advertisement -

Ciidanka ammaanka ayaa ku guuleystay in ay midna dhaawacaan midna Qabtan,iyadoo falkaasi uu dhacay sanadkii hore.

Mid ka mid ah eedeysanayaasha ayaa qirtay in uu dilka gaystay,halka midka kalena uu dafiray dambiga lagu soo eedeyay ee ah in uu ku lug lahaa dilka  Marxuuminta  kala ah  Cabdullaahi Maxamed Hilowle iyo Cali Cabdulle Maxamuud.

Guddoomiyaha  Maxamadda darajada Koobaad ee  Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan cali Nuur Shuute ayaa soo xiray fadhiga Dacwadda, waxaana uu sheegay in Maxkamaddu ay go’aan kasoo gaari doonto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts