HomeCaalamkaFBI-da Mareykanka oo fashilisay qorshe lagu Afduuban lahaa Guddoomiye Gobol

FBI-da Mareykanka oo fashilisay qorshe lagu Afduuban lahaa Guddoomiye Gobol

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hay’adda danbi baarista dowladda Mareykanka ee FBI ayaa Khamiistii lasoo dhaafay ku dhawaaqday in ay ka hortagtay qorshe afduub loo geysan lahaa Guddoomiyaha Gobolka Michigan ee Mareykanka. 13 Ruux oo ah maleeshiyo hubeysan oo ka soo horjeedda dowladda ayaa isku dayay inay afduubtan Guddoomiye  Gretchen Whitmer oo sida muuqata ka carooday tallaabooyinka xannibaadaha lagula tacaalayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda danbi baarista dowladda Mareykanka ee FBI ayaa Khamiistii lasoo dhaafay ku dhawaaqday in ay ka hortagtay qorshe afduub loo geysan lahaa Guddoomiyaha Gobolka Michigan ee Mareykanka.

13 Ruux oo ah maleeshiyo hubeysan oo ka soo horjeedda dowladda ayaa isku dayay inay afduubtan Guddoomiye  Gretchen Whitmer oo sida muuqata ka carooday tallaabooyinka xannibaadaha lagula tacaalayo coronavirus ee ay soo rogtay siyaasiyaddan ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga.

- Advertisement -

“Shirqoolkan lagu afduubi lahaa Guddoomiyaha Michigan Gretchen Whitmer gurigeeda fasaxa, ka dibna loo kexeeyn lahaa goob aan la ogeyn si loogu maxkamadeeyo khiyaano qaran ayaa hoosta ka xariiqaysa halista sii kordhaysa ee kooxaha garabka midig ka hor doorashada madaxtinimada ee 3-da November, waxaana sidaas sheegay khubaro.

Qorshaha lagu fashiliyay afduubkii loo geysan lahaa Guddoomiyaha Gobolka Michigan ayaa lama filaan ku noqday qaar kamid ah dadka u kuur gala siyaasadda Mareykanka, waxaana uu kusoo aadayaa, iyadoona loolanka Doorashada dalkaas uu marayo meel adeg.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts