HomeCaalamkaShil diyaaradeed oo ka dhacay Faransiiska iyo khasaaro ka dhashay

Shil diyaaradeed oo ka dhacay Faransiiska iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa hawada sare ee dalka faransiiska shil ku galay labo diyaaradood, kadib markii ay isku dhaceen, isla markaana waxaa shiilkaas ka dhashay Khasaaro dhimasho ah.

Shilka ayaa ka dhacay Magaalada Chateauroux, waxaana goobta gaaray shaqaalaha dab demiska iyo gaadiidka gurmadka Deg-deg ah, kuwaasi oo gumad u sameeyay dadka waxyeelada soo gaartay.

- Advertisement -

Diyaaradaha ayaa ahaa labo diyaaradood oo kuwa dalxiiska ah, waxaana uu shilka sababay dhimashada shanta qof dalxiisayaal ah iyo in mid ka mid diyaaraha ay ku burburtay meel aan la daganeyn.

Sawirro laga soo qaaday burburka diyaaradaha ayaa muujinayay in labada diyaaradood ay ku dhaceen dul beeleed ku yaalla duleedka Magaalada Chateauroux ee dalka faransiiska, waxaana cirka isku shareeray uuro madow.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories