HomeCaalamkaBanaanbax looga soo horjeedo qorshe uu wado Madaxweyne oo socda

Banaanbax looga soo horjeedo qorshe uu wado Madaxweyne oo socda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha mucaaradka Ivory Coast ayaa isugu soo baxay caasimadda Abidjan, waxayna ka soo hor jeedaan qorshaha Madaxweyne Alassane Ouattara uu markii sadexaad ugu tartamayo xilka madaxtinimada dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika. Xiisadda ayaa kor u sii kacaysa ka hor doorashada sida wayn loogu loolami doono. Sadex todobaad ka hor […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha mucaaradka Ivory Coast ayaa isugu soo baxay caasimadda Abidjan, waxayna ka soo hor jeedaan qorshaha Madaxweyne Alassane Ouattara uu markii sadexaad ugu tartamayo xilka madaxtinimada dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika. Xiisadda ayaa kor u sii kacaysa ka hor doorashada sida wayn loogu loolami doono.

Sadex todobaad ka hor xilliga codbixinta oo ah 31 bishan October, ayaa ku dhowaad 20,000 oo ruux waxaa ay isugu soo baxeen garoonka cayaaraha magaalada ganacsiga galabnimadii sabtida, ayagoo sitay boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhegyo ay ka mid yihiin “dadku ma rabaan in xilli sadexaad oo sharci daro ah”

- Advertisement -

Ouattara, 78 sano jir ah, ayaa bishii August ku dhawaaqay in uu ka qaybgali doono doorashada ka dib markii ninka xisbiga talada haya ee RDHP u soo sharaxeen doorashada uu geeriyooday. Go’aanka madaxwaynaha ayaa waxaa ka carooday mucaaradka, oo sheegaya in Ouattara uu ku xadgudbay dastuurka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts