HomeWararCuba iyo Kenya oo war kasoo saaray Dhaqaatiir la sheegay in Al-shabaab...

Cuba iyo Kenya oo war kasoo saaray Dhaqaatiir la sheegay in Al-shabaab ay siidaayeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladaha Cuba iyo Kenya ayaa war kasoo saaray warar sheegayay in Al-shabaab ay siidaayen Dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba oo in muddo ah gacanta ugu jiray dagaalamayaasha Al-shabaab. Waxaana labada dowladood ay beeniyeen arrintaas, iyadoo warbaahinta Caalamka ay tan iyo shalay qorayeen in Al-shabaab ay sii daayeen laba dhaqtar oo u dhashay Cuba, oo sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Cuba iyo Kenya ayaa war kasoo saaray warar sheegayay in Al-shabaab ay siidaayen Dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba oo in muddo ah gacanta ugu jiray dagaalamayaasha Al-shabaab.

Waxaana labada dowladood ay beeniyeen arrintaas, iyadoo warbaahinta Caalamka ay tan iyo shalay qorayeen in Al-shabaab ay sii daayeen laba dhaqtar oo u dhashay Cuba, oo sida la sheegay sanad iyo bar ay haysteen Shabaab.

- Advertisement -

Juan Antonio oo ah Agaasimaha Warfaafinta Wasaaradda Arimaha dibadda Cuba ayaa sheegay in ay taasi tahay mid wax kama jiraan ah, ayna warbaahinta Caalamiga ah ay soo xigteen ilo wareedyo qaldan,iyadoo sidoo kaleAfhayen u hadlay Kenya uu sheegay in aysan dowladda Kenya aysan waxba ka ogayn waxyaabaha warbaahintu faafiyeen, aysana jirin Dhaqaatiir lasii daaayay.

Warar Shalay soo baxay ayaa sheegayay in Al-shabaab ay sii daayeen laba dhaqatar ah oo u dhashay Cuba, kuwaas oo u Afduubnaa Al-shabaab muddo sanad iyo bar ah, waxaana Al-shabaab ay weerar ku qaaday Assel Herrera iyo Landy Rodriguez xilli ay ku sugnaayeen Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Barre ee dalka Kenya, waxaana dhaqaatiirtaas ay kamid ahaayeen 100 dhaqtar oo Dowladda Kenya ay ka keentay Cuba si ay Gobolada Dalka adeeg caafimaad uga fuliyaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts