HomeWararMadaxda DFS iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo isla gartay kuraasta Golaha Shacabka

Madaxda DFS iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo isla gartay kuraasta Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboledyada ay isla garteen kuraasta Golaha Sahacbka iyo Magaalooyinka iyo degaanada lagu soo dooran doono. Inkastoo wali War-murtiyeed rasmi ah aysan soo saarin Madaxdu, waxaa jira ila wareedyo sheegaya in ay madaxdu isla asteeyeen qabka loo soo dooranayo kuraasta Golaha Shacab. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboledyada ay isla garteen kuraasta Golaha Sahacbka iyo Magaalooyinka iyo degaanada lagu soo dooran doono.

Inkastoo wali War-murtiyeed rasmi ah aysan soo saarin Madaxdu, waxaa jira ila wareedyo sheegaya in ay madaxdu isla asteeyeen qabka loo soo dooranayo kuraasta Golaha Shacab.

- Advertisement -

Hoos ka aqriso deegaan doorashada iyo tirada kuraasta sida loogu kala asteeyay:-

Puntland 39 Kursi

  1. Garoowe 24 Kursi (Kuraasta Sool, Nugaal iyo Mudug)
  2. Boosaaso 15 Kursi (Bari, Qardho iyo Sanaag)

Galmudug  36 Kursi.

- Advertisement -
  1. Dhuusamareeb 24 Kursi
  2. Gaalkacyo 12 Kursi

Jubbaland 43 Kursi

  1. Kismaayo 27 kursi
  2. Gedo (Garbaharey) 16 Kursi.

Hirshabelle 37 Kursi

1 Jowhar 15 Kursi

  1. Beledweyne 22 Kursi

Koonfur Galbeed 69 Kursi

  1. Baydhabo 44 Kursi
  2. Baraawe 25 Kursi

Gobolka Banaadir 51 Kursi

  1. Banaadiri 5 kursi
  2. Xubnaha Gobolada Waqooyi (Somaliland) 46 Kursi
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts