HomeWararWararkii ugu dambeeyay shirka Muqdisho uga socda DFS iyo Madaxda maamul Goboleedyada

Wararkii ugu dambeeyay shirka Muqdisho uga socda DFS iyo Madaxda maamul Goboleedyada

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Shirka u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa waxaa Madaxtooyada Soomaaliya uga socda shir xasaasi ah oo madaxdu ay kaga hadlayaan arrimo la xariira doorashooyinka la filayo in dhawaan ay dalka ka dhacaan. Warar hoose oo an helayno ayaa sheegaya in Qadoabada qaar is faham laga gaaray, waxaana shirka diiradda lagu saarayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa waxaa Madaxtooyada Soomaaliya uga socda shir xasaasi ah oo madaxdu ay kaga hadlayaan arrimo la xariira doorashooyinka la filayo in dhawaan ay dalka ka dhacaan.

Warar hoose oo an helayno ayaa sheegaya in Qadoabada qaar is faham laga gaaray, waxaana shirka diiradda lagu saarayaa sidii loo soo dhisi lahaa guddiga Doorashooyinka heer federal iyo heer dowlad Goboleed.

- Advertisement -

Shirka u dhexeeya Madaxda oo maalintiisii seddexaad galaya ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo waxyaabaha ay ku heshiiyaan Madaxda ku shirsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Inta shirku socday ayaa waxaa jiray kulamo gaar gaar ah oo ay laahayeen madaxda ka qayb galaya shirka ka socda Maagalada Muqdisho.

wali madaxdu ma aysan shaacin waqtiga saxdaa  ee uu soo gaba-gaboobi doono shirka u socda, waxaana inta shirkaasi socdo lagu  soo dhisidoonaa guddiga doorashada heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khifaadka doorashooyinka.

- Advertisement -

Shirkii dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho ayaa waxyaabihii kasoo baxay waxaa qayb ka ahaa in la dhiso Guddi doorasho oo ka kooban heer federal iyo heer dowlad Goboleed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts