HomeWararR/Wasaare Rooble “Xaafiiskeygu waa mid 24 ka saac u furan Saamileyda Siyaasadda”

R/Wasaare Rooble “Xaafiiskeygu waa mid 24 ka saac u furan Saamileyda Siyaasadda”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan C/Shakuur Warsame, waxaana ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka. Kulanka oo aha mid xasaasi ah ayaa ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxana ay ka wada hadleen labada mas’uul arrimaha doorashooyinka, iyadoo si weyn ay u wada gorfeeyeen sidii doorashadu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan C/Shakuur Warsame, waxaana ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Kulanka oo aha mid xasaasi ah ayaa ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxana ay ka wada hadleen labada mas’uul arrimaha doorashooyinka, iyadoo si weyn ay u wada gorfeeyeen sidii doorashadu waqtigeeda ugu dhici laahyd, loogana fogaan lahaa wax waliba oo dib u dhaca ku keeni kara doorashada loo madalsan yahay in dalka ay ka dhacdo dhammaadka saandkaan iyo billowga sanadka dambe.

- Advertisement -

Maxamed Xuseen Rooble ayaa war uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in Xafiiskiisu uu yahay mid u furan dhammaan Saamileyda siyaasadda dalka, uuna gacmo furan kusoo dhaweynayo qof waliba oo danta dalka iyo dadkaba ka shaqaynaya.

“Waxaan Maanta kulan Qiimo leh aan wada yeelanay Hugaamiyaha Xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakur Warsame oo aan wada Gorfeeynay Arimo badan oo ay ugu horeyso sidii lagu qaban lahaay Doorasho aan waqtigeeda dib uga dhicin .Xaafiiskeygu waa mid 24 ka saac gacmo furan kusoo dhaweynaayo Saamileyda Siyaasadeed” ayuu yiri Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Rooble ayaa waxaa la filayaa in dhawaan uu ku dhawaqo golahiisa wasiirada, waxaana maal-maha soo socda la filayaa in uu ku dhawaaqo, iyadoo ay xusid mudan tahay in waqtigu uu yahay mid aad u yar, maaddaama dhawaan dalku uu doorasho gali doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts