HomeWararMadaxweyneyaasha Puntland iyo K/Galbeed oo kulan gaar ah yeeshay

Madaxweyneyaasha Puntland iyo K/Galbeed oo kulan gaar ah yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa  xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Muqdisho. Kulanka dhexmaray labada Madaxweyne  Laftya-gareen iyo Saciid Deni ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin  xaaladda siyaasadeed ee dalka, marxalada kala guurka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa  xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Muqdisho.

Kulanka dhexmaray labada Madaxweyne  Laftya-gareen iyo Saciid Deni ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin  xaaladda siyaasadeed ee dalka, marxalada kala guurka ah iyo arrimaha Doorashooyinka dalka ee 2020/2021.

- Advertisement -

Kulanka oo qaatay saacado badan ayaa waxaa looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka u dhexeeya dowlad Goboleedyada Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya, isla markaana  ku saleysan Arrimo kala duwan.

Afhayeenka Madaxtooyadda Koonfur Galbeed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in kulankaas uu qeyb Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaas, Cali Saciid Fiqi iyo xubno kale.

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Koonfur Galbeed oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday kulamo kala duwan oo ay la qaadanayeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ,Madaxweyneyaashii hore ee dalka, siyaasiin iyo Mas’uuliyiin kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts