HomeWararQaad loo soo waday Muqdisho oo Garoon diyaaradeed lagu qabtay

Qaad loo soo waday Muqdisho oo Garoon diyaaradeed lagu qabtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur ku qabtay Boorsooyin dhowr ah oo uu ku jiray qaad aad u farabadan. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga ayaa sheegay in Boorsooyinka qaadka laga soo buuxiyay loo soo waday dhinaca Magaalada Muqdisho, lana doonayay in la soo saaro diyaarad ku soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur ku qabtay Boorsooyin dhowr ah oo uu ku jiray qaad aad u farabadan.

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga ayaa sheegay in Boorsooyinka qaadka laga soo buuxiyay loo soo waday dhinaca Magaalada Muqdisho, lana doonayay in la soo saaro diyaarad ku soo socotay Caaismadda dalka, hayeeshee la qabtay.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiisha ayaa sheegay in baaris rasmi ah lagu sameyn doono dadkii soo geliyay qaadka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug, isla markaana tallabo laga qaadi doono.

Qaadkaan Boorsooyinka lagu soo waday ayaa la sheegay in laga keenay Meelo Kabaxsan Galmudug, iyadoona qorshaha uu ahaa sidii qaadka loo geyn lahaa magaalada Muqdisho, in kastoo laga hortegay.

Wararkii ugu dambeeyay ee aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in laamaha amniga Galmudug ay goob faraagre ah ku gubi doonaan qaadka lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, xili kal korey Dowladda Federaalka ay mamnuucday qaadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts