HomeWararDuqa Muqdisho oo fariin u diray dhallinyarada Soomaaliyeed

Duqa Muqdisho oo fariin u diray dhallinyarada Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa dhallinyarada caalaamka gaar ahaan dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta dhallinyarada aduunka oo sanad kaste maanta oo kale 12-August laga xuso wadamada caalamka. Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa oo muuqaal iska soo duubay ayaa waxaa uu ku sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay yihiin  laf-dhabarta Bulshada, ayna dalka u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa dhallinyarada caalaamka gaar ahaan dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta dhallinyarada aduunka oo sanad kaste maanta oo kale 12-August laga xuso wadamada caalamka.

Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa oo muuqaal iska soo duubay ayaa waxaa uu ku sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay yihiin  laf-dhabarta Bulshada, ayna dalka u keeneen dowladnimada, ayna ku jiraan kaalimo aad aan la hilmaami karin.

- Advertisement -

Dowladda hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayuu Guddoomiyaha sheegay in dhalinyarada ay fursamo kala duwan ka siisay Arrimaha Siyaasadda, isla markaana ay ka qeyb qaateen difaaca dalka, sugida amniga iyo horumada kale ee ka socda dalka.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dhalinyarada Gobolka ay u dhiseen Xarumo Waxbarasho oo leh qeybo kala duwan, halkaasna lagu baro waxyaabo muhiim ah, si ay uga qeyb qaatan dib u dhiska Magaalada Muqdisho.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed kula dardarmaay inay dadaalkooda sii wadaan, ayna Bulshada u horseedan wax kasta oo lagu horumarin karo,  isagoo u mahadceliyay Wasiir Khadiijio Maxamed Diiriye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts