HomeWararAkhriso:-Ajendayaasha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendayaasha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelanayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta Koowaad ee Hinse-sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed iyo Akhrinta Warbixinta Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Federaalka. Xalay ayaa waxaa mudanayaasha Golaha Shacabka loo diray fariimo ku aadan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelanayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta Koowaad ee Hinse-sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed iyo Akhrinta Warbixinta Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Federaalka.

- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa mudanayaasha Golaha Shacabka loo diray fariimo ku aadan in Maanta uu jiro kulan, isla markaana Xildhibaanada laga doonayo inay kasoo qeyb galaanka kulankaas, maadaama shaqooyin dhowr ah ay horyaallan Baarlamaanka.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in kulanka uu si rasmi ah uga furmo Xarunta Villa Hargeysa, waxaana halkaas kusii qul-qulada Mudanayaasha Baarlamaanka, si ay uga qeyb galaan kulanka.

Tan iyo markii uu furmay Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ansixiyeen sharciyo dhowr ah oo la horgeeyay, halka kuwo kalena ay harsan yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts