HomeWararGuddoomiye Muudey iyo Cali Geedi oo kulan xasaasi ah yeeshay

Guddoomiye Muudey iyo Cali Geedi oo kulan xasaasi ah yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Cabdiweli Ibraahim Sh Muudey ayaa xalay hoygiisa kulan kula qaatay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Kulanka dhexmaray Guddoomiye Muudey iyo Cali Geedi ayaa ku aadanaa salaam, is xogwareeysi la xiriira siyaasada Dalka iyo sidii loogu samatabixin lahaa xiligaan kala guurka ah ee uu dalku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Cabdiweli Ibraahim Sh Muudey ayaa xalay hoygiisa kulan kula qaatay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Kulanka dhexmaray Guddoomiye Muudey iyo Cali Geedi ayaa ku aadanaa salaam, is xogwareeysi la xiriira siyaasada Dalka iyo sidii loogu samatabixin lahaa xiligaan kala guurka ah ee uu dalku ku jiro.

- Advertisement -

Qoraal uu soo saaray Muudey ayaa waxaa uu ku sheegay in kulanka uu la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka uu kusoo gabagoobay si heer sara ah, isla markaana labada dhinac ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah.

Ugu dambeyn Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa u mahadceliyay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts