HomeWararGolaha Shacabka oo berri kulan xasaasi ah yeelan doona

Golaha Shacabka oo berri kulan xasaasi ah yeelan doona

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinimada berri ah oo taariikhdu ku beegan tahay 12-ka bisha 8aad 2020, waxaa ay kulan ku yeelan doonaan xarunta Golaha Shacabka. Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay in uu berri kulan jiro, ayna soo xaadinaaraa kulanka saacaddu marka ay tahay 9:00 subaxnimo. Ajendaha ayaa looga hadli doonaa  Akhrinta 3aad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinimada berri ah oo taariikhdu ku beegan tahay 12-ka bisha 8aad 2020, waxaa ay kulan ku yeelan doonaan xarunta Golaha Shacabka.

Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay in uu berri kulan jiro, ayna soo xaadinaaraa kulanka saacaddu marka ay tahay 9:00 subaxnimo.

- Advertisement -

Ajendaha ayaa looga hadli doonaa  Akhrinta 3aad ee hannaanka sharciga  qareenada Soomaliyeed iyo sidoo kale Akrinta warbixinta guddiga dastuurka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa waxaa ay maal-mihii danbe yeelanayeen kulamo kala duwan oo ay kaga doodeen sharciyo muhim ah, waxaana ay xildhibaanadu ansixiyeen qaar ka mid ah sharciyada la hor keenay.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts