HomeWararMaxaa ka jira inuu is Casilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle?

Maxaa ka jira inuu is Casilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle?

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle uu xilka iska Casilay, hayeeshee waxaa Warkaas ka hadlay Guddoomiye Cismaan Barre. Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa uu ku sheegay in wararka la faafiyay ay yihiin kuwo been abuur ah, isla markaana aysan jirin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle uu xilka iska Casilay, hayeeshee waxaa Warkaas ka hadlay Guddoomiye Cismaan Barre.

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa uu ku sheegay in wararka la faafiyay ay yihiin kuwo been abuur ah, isla markaana aysan jirin inuu xilka iska Casilay.

- Advertisement -

Guddoomiye Sheekh Cismaan Barre ayaa dadka faafinaya wararka aan jirin uga digay inay ka waantoowan arrintaas oo lagu doonayo in shacabka  Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Hirshabeelle lagu Jahwareeriyo.

“Waxaan halkaan ka xaqiijinayaa in warka baraha bulshada lagu daabacay ee shegaya is casilaada uu yahay war been abuur ah” ayuu yiri Guddoomiye Sheekh Cismaan Barre.

Si kastaba dhowr jeer ayaa waxaa baraha bulshada ku xiriirto gaar ahaan Facebook lagu daabacay Warar lagu sheegayo inuu is casilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre, isagoona Guddoomiyaha beeniyay wararkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts