HomeWararPuntland oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19 ah

Puntland oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19 ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa shaacisay kiisas cusub oo la xiriira Coronavirus xilli baaritaano la xiriira xanuunkaan ay sameynayeen maalmihii lasoo dhaafay. Qoraal kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa lagu sheegya in saacadihii lasoo dhaafay la baaray 51 qof oo 5 ka mid ah laga helay xanuunka safmareenka ah ee Covid 19 , isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa shaacisay kiisas cusub oo la xiriira Coronavirus xilli baaritaano la xiriira xanuunkaan ay sameynayeen maalmihii lasoo dhaafay.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa lagu sheegya in saacadihii lasoo dhaafay la baaray 51 qof oo 5 ka mid ah laga helay xanuunka safmareenka ah ee Covid 19 , isla markaana la karantiilay dadkaas si bulshada inteed kale aysan ugu sii gudbin.

- Advertisement -

Dadka xanuunka laga helay ayaa da’dooda u dhaxaysaa 28-sano jir ilaa 42-sano jir waxaana ay kala joogan magaalada Garowe (4) magaalada Galkacyo (1) iyada oo tirade cusub ee ka bogsootay cudurka ay tahay 3-ruux.

Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay deegaanakada maamulka Puntland ee shaybaarku xaqiijiyey ayaa hada gaartay 323 qof , waxaa udhintay 8 qof waxaa ka bogsaday 156 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts