HomeWararMuwaadiniin Soomaali ah oo ku xayirnaa Dal oo dib loogu soo celiyay...

Muwaadiniin Soomaali ah oo ku xayirnaa Dal oo dib loogu soo celiyay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa kasoo degtay Diyaarad siday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka dibadiisa. Muwaadiniintan soo gaaray Muqdisho ayaa sigaar ah ugu xayirnaa  Magaalooyinka Jeddah iyo Riyad ee dalka Boqortoyada Sacuudiga, waxaana dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya, iyagoo kamid noqonaya kuwo horey soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa kasoo degtay Diyaarad siday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka dibadiisa.

Muwaadiniintan soo gaaray Muqdisho ayaa sigaar ah ugu xayirnaa  Magaalooyinka Jeddah iyo Riyad ee dalka Boqortoyada Sacuudiga, waxaana dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya, iyagoo kamid noqonaya kuwo horey soo celiyay.

- Advertisement -

Tirada Muwaadiniinta lasoo celiyay ayaa gaareysa 142 Ruux oo isugu jiray Rag, dumar iyo Caruur, waxaana dowladda sheegtay in arrintaan ay qeyb ka tahay qorshaha ballaaran oo ay ku dooneyso inay kaga jawaabto baahida dadka.

Diyaaradan ayaa noqoneysa tii 8-aad oo Muwaadin Soomaaliyeed ka keenta dalka Boqortooyada Sacuudiga, waxaana dadka dib loogu soo celiyay dalkooda ay aad uga mahadceliyeen kaalinta dowladdu ay ka qaadatay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts