HomeWararMadaxweynaha Shiinaha oo fariin u soo diray DF iyo Shacabka Somalia

Madaxweynaha Shiinaha oo fariin u soo diray DF iyo Shacabka Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga xuska 60 guuradii ka soo wareegatay xornimada Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo nuqul kamid ah lagu daabacay Wakaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa u qorna sidaan: “Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga xuska 60 guuradii ka soo wareegatay xornimada Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo nuqul kamid ah lagu daabacay Wakaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa u qorna sidaan:

- Advertisement -

“Madaxweynaha Shiinaha Xin Jinping oo ku hadlaya magaca dowladda iyo shacabka ayaa dhambaal u qoray madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Jarmaajo,isagoo ugu hambaleeyey munaasabada xuska 60-guurada xornimada Soomaaliya,isagoona Soomaaliya u rajeeyay horumar”. ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saartay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa uu soo hadal qaaday dadaalkii iskaashi ee dwoladda Soomaaliya iyo shacabkeeda ay u galeen ka hortagga fiditaanka cudurka Covid-19,kaasi oo dunida oo dhan saameeyey,wuxuuna xusay in Soomaaliya ay ka guuleysan doonto sidii ay uga taxadiri lahayd fiditaanka cudurkaasi oo halista ah.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Shiinaha Xin Jinping a ayaa sheegay dowladda  Shiinaha ay sii wadi doonto taageeradeeda Soomaaliya oo dhan kasta leh,isagoo intaasi ku daray in labada dal ay sii xoojin doonaan xiriirka ka dhexeeya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts