HomeWararSomalia iyo Somaliland oo shir u furmayo iyo Madaxweyne Geelle oo War...

Somalia iyo Somaliland oo shir u furmayo iyo Madaxweyne Geelle oo War soo saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dalka Jabuuti ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Berri oo Axad ah uu Shir uga furmo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in berri uu kulan sii doono Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi. Sidoo kale Qoraalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Jabuuti ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Berri oo Axad ah uu Shir uga furmo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in berri uu kulan sii doono Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Madaxweyne Geelle ayaa waxaa lagu xusay in kulankaas lagu Casuumay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, isla markaana uu goobjoog ka noqon doono kulanka.

Kulankaas Berri ka dhici doona Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas ee u dhexeeeya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa waxaa uu qeyb ka noqon doonaa wadahadallo u dhexeeyay labada dhinac.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Safar ugu ambabaxaan dalka Jabuuti, iyagoo ka dhoofi doona Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts