HomeWararWararkii ugu dambeeyey xaaladda siyaasadeed ee Itoobiya

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda siyaasadeed ee Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dalka Ethiopia waxaa xilka Afhayeenka Aqalka sare ee dalkaasi markii ugu horreysay shalay loo dhaariyay Aadan Faarax Ibraahim oo ahaa madaxweyne ku-xigeynka Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia kadib markii xubnaha xubnaha Aqalka sare ee Ethiopia ay cod aqlabiyad ah ugu codeeyeen Aadan Faarax. Waxay ahayd markii ugu horreysay oo qof Somaali ah xil noocaasi ah uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Ethiopia waxaa xilka Afhayeenka Aqalka sare ee dalkaasi markii ugu horreysay shalay loo dhaariyay Aadan Faarax Ibraahim oo ahaa madaxweyne ku-xigeynka Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia kadib markii xubnaha xubnaha Aqalka sare ee Ethiopia ay cod aqlabiyad ah ugu codeeyeen Aadan Faarax.

Waxay ahayd markii ugu horreysay oo qof Somaali ah xil noocaasi ah uu ka qabto dalka Ethiopia tan iyo inta taariikhda la xasuusto.
Xildhibaanada dalka Ethiopia ayaa sidoo kale muddo kordhin u sameeyay xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed iyo sidoo kale hogaamiyeyaasha gobollada dalka.

- Advertisement -

Arrintan ayaa imanaysi xilli maalintii Isniinta ee lasoo dhaafay ay is-casishay Afhayeenkii Aqalka sare ee Ethiopia Kheyriya Ibraahim oo kasoo jeedda Gobbolka Tigray-ga ee Ethiopia, gobolkaas oo kasoo horjeeda qaabka ay Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed iyo xulufadiisu ay wax u wadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts