HomeWararDuqeyn Cusub oo ka dhacday Sh/Hoose iyo DFS oo War kasoo saartay

Duqeyn Cusub oo ka dhacday Sh/Hoose iyo DFS oo War kasoo saartay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidaanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa duqeyn diyaaradeed saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta ay sigaar ah uga dhacday nawaaxiga Magaalada Kuunyo Barrow, waxaana lagu dilay laba xubnood oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidaanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa duqeyn diyaaradeed saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraal lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta ay sigaar ah uga dhacday nawaaxiga Magaalada Kuunyo Barrow, waxaana lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

“Dowladda Federaalka iyo bahwadaageeda Mareynkanka ayaa si aad uga taxadara ilaalinta waxyeello soo gaarta dadka rayidka ah inta lagu gudajiro duqeymaha habeysan, Hubintii la sammeeyey ayaa lagu ogaaday in duqeynta dhacday aysan jirin cid shacab ah oo ku dhimatay ama ku ku dhaawacantay” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay dowladda.

Ciidanka dowladda Federaalka iyo Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa dhowr jeer duqeymo diyaaradeed ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya, kuwaasi oo qaarkood la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab, iyadoona ay xusid mudan tahay in duqeymaha qaarna lagu dilay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts