HomeWararDFS oo shaacisay in Dalka kusoo celineyso Soomaali ku xayiran Dalal

DFS oo shaacisay in Dalka kusoo celineyso Soomaali ku xayiran Dalal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in dowladdu ay ku howlantahay inay dalka kusoo celiso Mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran Sucuudiga iyo dalal kale. Sidoo  kale Doowladda Fadaraalka ayaa  xaqiijisay in la soconeyso xaaladda Mawaadiniin ku xayirnaa dalka Turkiga oo habeen hore dalka ay keentay Diyaaradda Turkish Airline, waxaana dadkaas ku jira Guddoomiyeyaasha Aqalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in dowladdu ay ku howlantahay inay dalka kusoo celiso Mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran Sucuudiga iyo dalal kale.

Sidoo  kale Doowladda Fadaraalka ayaa  xaqiijisay in la soconeyso xaaladda Mawaadiniin ku xayirnaa dalka Turkiga oo habeen hore dalka ay keentay Diyaaradda Turkish Airline, waxaana dadkaas ku jira Guddoomiyeyaasha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Dowladda ayaa qaaday tillaaboyin lagu xakameynayo cudurkaan COVID-19 ee dunida dhibaatada badan ku haya, waxay mawaadiniinta Soomaaliyeed ugu baaqeysa inay wadajir u qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19.

Dalal badan oo dhowr ah oo ku yaalla Caalamka kuna sugan yihiin Boqlaal Soomaali ah ayaa waxaa ka dilaacay Cudurka saf-marka ah ee Coronavirus, waxaana dalalkaas qaarkood ay Dad Soomaali ah ugu geeriyoodeen Cudurkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts