HomeWararItoobiya oo shaacisay in qof kamid ah yimid Puntland laga helay COVID-19

Itoobiya oo shaacisay in qof kamid ah yimid Puntland laga helay COVID-19

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Itoobiya ayaa shaacisay inay diiwaan-gelisay qof Cusub  oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus oo sameeyn ballaaran ku yeeshay Caalamka. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay in qofka laga helay Cudurka uu ku sugan yahay Magaalada Jigjiga, isla markaana si deg deg ah loo geeyay Xarunta loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Itoobiya ayaa shaacisay inay diiwaan-gelisay qof Cusub  oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus oo sameeyn ballaaran ku yeeshay Caalamka.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay in qofka laga helay Cudurka uu ku sugan yahay Magaalada Jigjiga, isla markaana si deg deg ah loo geeyay Xarunta loogu talagalay Karantiilka.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa lagu xusay in qofka laga helay Coronavirus uu ka yimid dhanka dowlad Goboleedka Puntland uuna xaaladiisa Caafimaad la tacaalayaan dhaqaatiirta.

Tirada guud ee xanuunka COVID-19 laga helay ayaa gudaha dalka Itoobiya ayaa gaartay 123 qof, halka ay bogsatay 41 Ruux, waxaana Cudurka gudaha ugu geeriyooday saddex ruux.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts