HomeWararTaliyaha Ciidanka Booliska oo Magacaabis sameeyay

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Magacaabis sameeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya  Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliye Cusub u Magacaabay Saldhiga Booliska Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka Taliyaha Saldhiga Boondheere loogu magacaabay inuu noqdo Cabdi Shiikh Ciise oo loo yaqaan (Cabdi Kumi), isagoo bedelaya Taliyihii hore ee Saldhigaas Najiib Carab. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya  Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliye Cusub u Magacaabay Saldhiga Booliska Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka Taliyaha Saldhiga Boondheere loogu magacaabay inuu noqdo Cabdi Shiikh Ciise oo loo yaqaan (Cabdi Kumi), isagoo bedelaya Taliyihii hore ee Saldhigaas Najiib Carab.

- Advertisement -

Xilka qaadista shalay  lagu sameeyay Najiib Carab ayaa timid, kadib markii habeen ka hore Askari ka tirsan Booliska ee ka howlala Boondheere uu laba ruux oo shacab uu ku dilay Isgoyska Jubba.

Sidoo kale Taliska Ciidanka Boolisa dowladda ayaa shaaca ka qaaday in la xiray Askarigii dorraad dilka u geystay labada ruux ee shacabka ahaa, waxaana dilka ka dhashay Banaanbax xoogan oo sameeyn yeeshay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts