HomeWararPuntland oo Caawa shaacisay Kiisas hor leh oo ah Coronavirus

Puntland oo Caawa shaacisay Kiisas hor leh oo ah Coronavirus

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga ka hortega Cudurka halista ah ee Coronavirus ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Caawa shaaca ka qaaday inay diiwaan-geliyeen Kiisas Cusub oo ah COVID-19. Wasiirka Wasaaradda Puntland Jaamac Faarax Xasan oo Goordhow warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa waxaa uu sheegay in 5 qof oo qaba Cudurka laga helay Puntland, kadib markii laga baaray dad gaaraya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga ka hortega Cudurka halista ah ee Coronavirus ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Caawa shaaca ka qaaday inay diiwaan-geliyeen Kiisas Cusub oo ah COVID-19.

Wasiirka Wasaaradda Puntland Jaamac Faarax Xasan oo Goordhow warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa waxaa uu sheegay in 5 qof oo qaba Cudurka laga helay Puntland, kadib markii laga baaray dad gaaraya ilaa 11 Ruux.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Wasiir Jaamac Faarax in dadka laga helay Cudurka lagu sameeyay baaritaano kala duwan, iyadoo markii dambe Natiijada soo baxday ay noqotay in COVID-19 Jirkooda laga helay, kuwaasi oo la karantiilay.

Isaga oo sii hadlaayay ayuu Wasiirka tilmaamay in Shanta ruux qof kamid ah ay ah dumar, iyagoona aan ka safrin Puntland, waxaana da’dooda ay u dhexeysaa 14-33 jiro.

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa maalmo kahor waxaa ku geeriyooday Qof looga shakiyay COVID-19, isla markaana ku jiray Xarunta karantiilka, iyadoo aan weli la shaacin natiijada baaritaanka lagu sameeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts