HomeWararIsrasaaseyn Khasaaro geysatay oo Caawa ka dhacday duleedka Garoowe

Israsaaseyn Khasaaro geysatay oo Caawa ka dhacday duleedka Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Caawa aan ka heleyno duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Israsaaseyn kooban ay ku dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Puntland. Israsaaseynta ayaa sigaar ah uga dhacday agagaarka Maqaayad lagu magacaabo Kallis, waxaana rasaasta ay timid, kadib markii Ciidamada ay iska shakiyeen, maamada xili habeen ah ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Caawa aan ka heleyno duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Israsaaseyn kooban ay ku dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Puntland.

Israsaaseynta ayaa sigaar ah uga dhacday agagaarka Maqaayad lagu magacaabo Kallis, waxaana rasaasta ay timid, kadib markii Ciidamada ay iska shakiyeen, maamada xili habeen ah ay tahay uuna halkaas ka jiro Bandow.

- Advertisement -

hal Askari oo kamid ah Ciidanka Puntland ayaa ku geeriyooday Israsaaseynta, halka laba kalena dhaawac uu soo saaray, kuwaasi oo loo soo qaaday Isbitaalka weyn ee Magaalada Garoowe.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Saraakiisha hogaamineysay Ciidanka Israsaaseyay ay markii dambe is fahmeen, iyagoona sheegay in rasaasta ay ku bilaabatay si kedis ah.

Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Puntland ayaa waxaa dhowr jeer dhexmartay Israsaaseyn geysatay Khasaaro kala duwan, waxaana ugu dambeysay Jimcilihii lasoo dhaafay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts