HomeWararPuntland oo shaacisay kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus

Puntland oo shaacisay kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Goordhow shaacisay inay diiwaan-gelisay Kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka halista ah ee Coroanvirus oo kiisas dhowr ah laga helay Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in qofkii ugu horreeyay ee qaba COVID-19 laga helay Puntland, kaasi oo baaritaano lagu sameeyay jirkiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Goordhow shaacisay inay diiwaan-gelisay Kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka halista ah ee Coroanvirus oo kiisas dhowr ah laga helay Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in qofkii ugu horreeyay ee qaba COVID-19 laga helay Puntland, kaasi oo baaritaano lagu sameeyay jirkiisa looga helay Cudurka.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Wasiir Jaamac Faarax in qofka laga helay Cudurka uu yahay Nin Soomaali ah oo jira 33 sanno, kaasi oo aan ka safrin Puntland, isla markaana la geeyay xarunta karantiilka.

Sidoo kale Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa waxaa uu tilmaamay in la karantiilay 5 ruux oo looga shakiyay inay qabaan Cudurka Coronavirus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts