HomeWararCiidanka Amniga oo gacanta ku dhigay Rag kufsi ka geystay Muqdisho

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay Rag kufsi ka geystay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa a sheegay inay gacanta ku soo dhigeen laba nin oo Xalay degmadaasi ku kufsaday Gabar 18 sano jir ah. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Yaaqshiid ayaa sheegay inay hayaan labada nin oo falkaas ku eedeysan, balse wararka qaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa a sheegay inay gacanta ku soo dhigeen laba nin oo Xalay degmadaasi ku kufsaday Gabar 18 sano jir ah.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Yaaqshiid ayaa sheegay inay hayaan labada nin oo falkaas ku eedeysan, balse wararka qaar ayaa sheegaya in raga gabadha Kufsaday ay gaarayaan ilaa 4 nin, isla markaana ay Afduubteen ka hor inta aysan Kufsan.

- Advertisement -

Waa Kufsigii 7-aad oo muddo bil ka dhaca Soomaaliya, waxayna ka kala dhaceen Magaalooyinka Muqdisho, Afgooye, Janaale, Warsheekh iyo Balanbal.

Ilaa hadda ma jirto hal qof oo sharciga loo horkeenay dambiyadaas, hayeeshee laamaha amaanka ayaa sheegay in ay falalka qaar u haayaan eedeysanayaal.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts