HomeWararDAAWO:-Soomaali hor leh oo Sweden ugu geeriyooday Coronavirus

DAAWO:-Soomaali hor leh oo Sweden ugu geeriyooday Coronavirus

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaali horleh ayaa lagu soo waramayaa inay Cudurka halista ah ee Coronavirus ugu geeriyoodeen dadka Sweden, kuwaasi oo kamid ah in badan 100 qof oo Cudurka ugu geeriyooday dalkaas. Dadka kale ee Soomaalida ah ee kunool dalka Sweden ayaa la sheegayaa inay diidan yihiin inay guryaha joogaan, waxaana si caadi ah loogu arkayaa goobaha ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Soomaali horleh ayaa lagu soo waramayaa inay Cudurka halista ah ee Coronavirus ugu geeriyoodeen dadka Sweden, kuwaasi oo kamid ah in badan 100 qof oo Cudurka ugu geeriyooday dalkaas.

Dadka kale ee Soomaalida ah ee kunool dalka Sweden ayaa la sheegayaa inay diidan yihiin inay guryaha joogaan, waxaana si caadi ah loogu arkayaa goobaha ay dadku isugu tagaan, xili dadka looga digayo inay tagaan goobaha isugu yimaadan.

- Advertisement -

Wariye Munasar Maxamed Cabdi oo ku sugan Sweden ayaa u kuurgalay xaaladda dhabta ah ee ka jira Sweden ka jirta.

Dalka Sweden ayaa kamid ah dalalka uu ku faafiyay Cudurka halista ah ee Coronavirus, waxaana la xaqiijiyay in 3,447 qof oo kunool halkaas uu ku dhacay COVID-19.

Hoos ka Daawo Warbixin uu soo diray Wariye Munasar Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts